4.00
(2 Ratings)

How to Choose the Right Bachelor’s Degree

By Farhan Dirie Categories: Featured
Wishlist Share

About Course

Sida Loo Doorto Xirfaddaada Mustaqbalka (bachelor’s degree)ย 

๐ŸŒŸ Ku soo dhawoow koorsada “Sida Loo Doorto Xirfaddaada Mustaqbalka.”

Koorsadani waa koorso wax-ku-ool ah oo tallaabo-tallaabo kuu hagaysa, si ay kaaga caawiso inaad gaadho mid ka mid ah go’aannada ugu muhiimsan noloshaadaโ€”doorashada xirfad ku habboon shakhsiyaddaada, kartidaada, qiyamkaaga, himilooyinkaaga, Hibooyinkaga iyo fursadaha mustaqbalka.

Haddii aad tahay:

  • ๐ŸŽ“ Arday dhameyey ama dhigta dugsi sare.
  • ๐ŸŽ“ Ardey dhowan bilabay jamacada lkn weli shaki ku jiro.
  • ๐Ÿ”„ Ama qof doonaya inuu beddelo xirfaddiisa,

koorsadani waxay kugu hoggaamin doontaa safar nidaamsan oo aad sinidaamsan u sahmiso fursadaha & xirfadeed suqa shaqada loga bahanyahay, iyo qaadashada go’aanno sax ah oo ku salaysan xog iyo faham dhab ah.


๐Ÿ“š Waxa Aad Ku Baran Doonto Koorsadan:

Marka aad bilowdo koorsadan, waxaad baran doontaa inaad:

โœ… Ogaato kartidaada gaarka ah, meelaha adku xoogantahay, iyo nooca shakhsiyaddaada.

โœ… Sahmiso xirfadoyin iyo university programs kala duwan, si aad u ogaato kuwa kuugu habboon.

โœ… Fahamto isbeddellada suuqa shaqada, xirfadaha mustaqbalka, iyo shaqooyinka loogu baahida badan yahay sanadaha soosocda.

โœ… Barato sida loo qiimeeyo xirfadaha kala duwan, iyadoo lagu salaynayo yoolalkaaga nololeed, qiyamkaaga, iyo qaab nololeedka aad rabto.

โœ… Hesho qalab iyo farsamooyin wax-ku-ool ah oo kaa caawinaya inaad dejiso qorshe cad oo aad ku gaadhi karto xirfadda aad ku hammiyeyso.


๐ŸŽฏ Marka Aad Dhamayso Koorsadan Waxaad Awoodi Doontaa Inaad

๐ŸŒฑ in aad si Kalsooni leh ku dooratoย jihada xirfadeed ee aad dooranayso.

๐Ÿ’ก Faham cad u yeelato xirfadaha sida ugu wanaagsan ugu habboon kartidaada, shakhsiyaddaada, iyo himilooyinkaaga.

๐Ÿš€ Si xog ogaalnimo leh u gaadho go’aanno muhiim ah oo la xiriira:

  • ๐Ÿ“– Waxbarashadaada
  • ๐Ÿ’ผ Tababarrada shaqo (Internships)
  • ๐Ÿค Fursadaha shaqo
  • ๐ŸŽฏ Iyo qorshahaaga xirfadeed ee mustaqbalka.

๐ŸŒ Hal-ku-dhigga Koorsada

“Doorashada xirfadda saxda ahi ma aha nasiib; waa go’aan ku dhisan is-barasho, qorsheyn, iyo xog sax ah.”

Show More

What Will You Learn?

  • ๐Ÿ“š Waxa Aad Ku Baran Doonto Koorsadan:
  • Marka aad bilowdo koorsadan, waxaad baran doontaa inaad:
  • โœ… Ogaato kartidaada gaarka ah, meelaha adku xoogantahay, iyo nooca shakhsiyaddaada.
  • โœ… Sahmiso xirfadoyin iyo university programs kala duwan, si aad u ogaato kuwa kuugu habboon.
  • โœ… Fahamto isbeddellada suuqa shaqada, xirfadaha mustaqbalka, iyo shaqooyinka loogu baahida badan yahay sanadaha soosocda.
  • โœ… Barato sida loo qiimeeyo xirfadaha kala duwan, iyadoo lagu salaynayo yoolalkaaga nololeed, qiyamkaaga, iyo qaab nololeedka aad rabto.
  • โœ… Hesho qalab iyo farsamooyin wax-ku-ool ah oo kaa caawinaya inaad dejiso qorshe cad oo aad ku gaadhi karto xirfadda aad ku hammiyeyso.

Course Content

Introduction and welcoming.

  • Introduction and Overview
    00:00
  • powerpoint of the Course.

The Biggest career choice mistakes.

Mapping your Future after school.

The Career Choice Crises.

Know Your Self Before You Choose.

Your Personal Swot Analysis.

Exploring the World of Work.

Next Generation Careers.

Bridging the Gap: Matching Yourself to Market Demand.

Researching Your Career Options.

Make Your Final Decision.

Your 30-Day Career Clarity Action Plan

Moving Forward (Summary and Motivation to Move Forward)

Student Ratings & Reviews

4.0
Total 2 Ratings
5
1 Rating
4
0 Rating
3
1 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
7 years ago
Very good course, great structure, really easy to follow. Have gone back and forth many times to check on some issues arising on my site. Also very handy to see what kind of plugins are available to serve different purposes.
7 years ago
Excellent feel good fit for my I study and install accounting software. However wow a lot of stuff covered here. For me great. For a lot of others beginners may be a little over whelming. Again for me extremely helpful. I study software in chunks.