Advanced Job Search Skills.
About Course
π Maku Daashay Raadinta Shaqo aan Natiijo lahayn? π
Waa waqtigii aad ka bixi lahayd wareerka iyo fursad laβaanta!
Koorsadan Online-ka ah ee “The psychology of Job Search Skills” waxay kuu fureysaa albaabka guusha iyo mustaqbalkaaga xirfadeed! ππΌ
β¨ Maxaad ku baran doontaa?
β
Sida loo qoro CV iyo warqad codsi oo soo jiidasho leh β mid aad kaga dhex muuqan karto boqolaal kale
β
Xirfadaha Interview-ga shaqada β Baro sida kalsooni leh loogu diyaargaroobo loogana guuleysto wareysiyada shaqo noockasta ha ahaatee
β
Hababka wax ku oolka ah ee Networking-ga β Sida xiriir waxtar leh loola yeesho shirkadaha iyo hayβadaha
β
Sida loo helo fursadaha shaqo ee qarsoon β Baro siraha aysan dad badani ogeyn
π‘ Koorsadani waa 100% Online!
Waxaad kaga qeyb gali kartaa meel kasta oo aad joogto, xilliga aad rabto. Waxaana kuu diyaarsan:
π― Talooyin toos ah
π― Taageero xirfadeed
π― Tababaro kaa caawinaya diyaar garowga suuqa shaqada
π₯οΈ Ha sugin…Is-diiwaangeli maanta oo bilaab safarkaaga shaqo-raadinta si xirfadeysan!
Course Content
Introduction to Getting your Dream Job easily and how to take this course.
-
Introduction to the course
03:31 -
job search course terminology
04:25 -
job search skills terminology p2
05:24 -
The Hiring Process (step by step)
02:45